energizado por probono.net

Para salir de este sitio ahora, use el botón X.
Si está en peligro, utilice una computadora más segura.
En una emergencia, llame al 911 o a la línea directa nacional de violencia doméstica al 1-800-799-7233 (TTY 1-800-787-3224). El uso de la computadora se puede monitorear y es imposible de borrar por completo.

Tamaño del texto: A A A

WashingtonLawHelp.orgAyudaLegalWashington.org

Waxa jirta sababo kooban oo uu mulkiilahu gurigu kaaga saari karo hadda

Authored By: Northwest Justice Project
Read this in:
Amharic / አማርኛ
Arabic / العربية
English
Spanish / Español
Hindi / हिन्दी
Cambodian / Khmer
Korean / 한국어
Marshallese / Kajin M̧ajeļ
Mandarin Chinese / 官話
Punjabi / ਪੰਜਾਬੀ
Russian / Pусский
Samoan / Gagana Samoa
Tagalog / Pilipino
Ukrainian / Українська
Vietnamese / Tiếng Việt
Chinese / 中文

Coronavirus (COVID-19): There are only a few reasons your landlord can evict you right now (Somali)

Contenido

Macluumaad

Guriga lagaama saari karo haddii sababta aad ijaarka u bixin kari waydey ay tahay COVID-19 awgeed, sida ku xusan amarada guri kasaarista ee fadaraalka iyo gobolkaba, illaa Disember  31, 2020.

Guriga waa lagaa saari karaa haddii aad sababtid wax si degdeg ah dhib weyn u gaadhsiin kara caafimaadka, amaanka ama hantida. Amarka fadaraalku waxa uu ka mamnuucayaa mulkiilaha in uu guriga kaa saaro sidaa awgeed  guriga way u soo guuri karaan ama iibin karaan.

Weli adiga ayaa masuul ka ah bixinta iijaarkaaga. Haddii aad bixin weydid, lacag intaa ka badan ayaa lagugu lahaan doonaa!

Haddii aad bixin kari waydid dhammaan iijaarka lagugu leeyahay, mulkiilahaagu waa in uu kuu soo bandhigaa qorshe qoran oo macquul ah oo aad ku bixin kartid iijaarka.

Haddii mulkiilahaagu isku dayo inuu kaa saaro guriga, isku day in aad sida ugu dhakhsaha badan u raadsatid gargaar sharci.

  • Haddii aad deggan tahay King County, Wac (253) 234-4204, Housing Justice Project 
  • Haddii aad deggan tahay degmooyinka kale ee Washington, wac 'NJP' khadkooda tooska ah ee CLEAR Hotline taleefankoodu yahay (888) 201-1014 maalmaha shaqada inta u dhexeysa 9:15 subaxnimo iyo 12:15 duhurnimo.
  • Ka codso barta internet-ka: CLEAR*Online 


 

Soo Degso

Soo Wajahida Ka Saarida Guriga? Hel Caawimaad!: www.washingtonlawhelp.org

Last Review and Update: Jan 12, 2021
YouTube