Soo Wajahida Ka Saarida Guriga? Hel Caawimaad!

Hel Caawinaad Sharci

Soo Wajahida Ka-Saarida Guriga? Wac 1-855-657-8387.

Raadi barnaamijyada kaalmada kirada iyo caawimo kale oo kuu dhow

 

Wali waxaad codsan kartaa caawimaada kirada!

Haddii kiro lagugu leeyahay dakhligaaguna uu hooseeyo, caawimaad kiro ayaad heli kartaa. Hoos ka dooro degmadaada si aad u hesho ururada baxsha caawimaada kirada iyo caawimaada kale ee degmadaada laga helo. *Ogoow: Northwest Justice Project (Mashruuca Cadaalada ee Waqooyi Galbeed) ma baxsho caawimaada kirada, laakiin ururada liiska ku jira ayaa baxsha.

Caawimaada kirada ayaa loogu talagalay in lagu caawiyo qof kasta, ayadoon laga eegayn muwaadinimadaada ama xaaladaada soo galootinimo. Codsashada caawimaada kirada ayaan waxyeelo ku noqonayn codsiga sharciga socdaalka ee aad dirsato.

 

Dooro degmadaada:

[COUNTY DROPDOWN LIST HERE]

Last Review and Update: Jan 31, 2023
Was this information helpful?
Volver arriba