Cod ma aan bixin karaa?
Authored By: ACLU
Qafka waxaa ka luma xaqa inuu cod bixin karo hadii dembi ah felony lagu cadeeyo marka la eego sharciga gobolka Washington. Qofka ma codeyn karo intuu xirin yahay, ama ha u xirnaado gobolka ama dowlada federaalka. Xaqa cod bixinta waa kuu soo noqon markii lagu soo sii daayo oo aad dhamaysato xabsiga. Warqadaan hoosteeda waxay ku sharaxi sida loo soo ceshado xaqa cod bixinta hadii dembi lagugu xukumo.
Link: www.aclu-wa.org
Last Review and Update: Jan 06, 2022