Mulkiilaha Guriyayga ayaa Hadda i siiyay Ogaysiis 10 Maalmood ah oo sheegaaya Inaan raaco xeerka ama Ka guuro

Fadlan ogow:

  • Akhri macluumaadkaan kaliya haddii aad ku nooshahay gobolka Washington.
  • Sharciga guri ka saarida ayaa wali isbadalaaya. Ka akhri isbadalladii ugu danbeeyay ee ku dhaca sharciga barta WashingtonLawHelp.org/resource/eviction
  • Haddii mulkiilaha gurigaaga kuugu hanjabo inuu guriga kaa saaraayo, wac 1-855-657-8387 AMA caawimaad oonleen uga codso barta nwjustice.org/apply-online.
  • Waxaad halkaan ka heli kartaa dhammaan waraaqaha xaqiiqda ah ee aan ku xiran arrintan WashingtonLawHelp.org.

Hel Caawinaad Sharci

Visit Northwest Justice Project to find out how to get legal help. 

Dejiso | Daabac-saxibtinimo PDF

Last Review and Update: Apr 26, 2023
Was this information helpful?
Volver arriba