Mulkiilaha guriga aan degenahay waxa uu i siiyay ogaysiis 14 Maalmood ah kaasoo ku saabsan in aan kirada ku bixiyo ama ku guuro
Authored By:
Northwest Justice Project
My landlord just gave me a 14-Day Notice to Pay Rent or Vacate (Somali) #6353SO
Fadlan ogow:
- Akhri macluumaadkaan kaliya haddii aad ku nooshahay gobolka Washington.
- Sharciga guri ka saarida ayaa wali isbadalaaya. Ka akhri isbadalladii ugu danbeeyay ee dhanka sharciga ah barta WashingtonLawHelp.org/resource/eviction
- Kiraysteyaasha dakhligoodu hooseeyo waxay xaq u leeyihiin in ay helaan qareen bilaash ah kahor inta aysan maxkamadda guri ka saariddu bilaaban. Ka wac khadkayaga Baaritaanka Difaaca Guri ka saaridda halkaan 1-855-657-8387 ama onlayn kaga codso halkaan nwjustice.org/apply-online haddii aad isleedahay waad u qalantaa.
Hel Caawinaad Sharci
Visit Northwest Justice Project to find out how to get legal help.
Last Review and Update: Mar 15, 2022